Baahin: Salaasa, 29 Oct 2013 -Caawa Iyo Daljir Weriye Xaliimo Sacdiya Cabdilaahi Cali~ Daljir ~ Garowe

Maxkamada ciidamada qalabka sida ee Puntland oo xukuno dil ah ku ridey dad dhac u geystey xawaalada Kaah & Suuqa Dahabka Boosaaso, 8 Musharax oo u taagan xilka Madaxweyne ee Puntland oo baaq ay ku midaysan yihiin soosaaray, Puntland oo ciidanka asluubta tayaynaysa, Suldaan Siciid M Garaase oo sheegay in Isimada PL ku shirayaan Garoowe, & Xildhibaan Cumar Slow oo ku dhintay Nairobi.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com