Baahin: Salaasa, 31 Dec 2013 -Caawa Iyo Daljir Weriye Xaliimo Sacdiya Cabdilaahi Cali~ Daljir ~ Garowe

Musharaxiinta Puntland oo sheegay inay diyaar u yihiin ka qaybgalka doorashadda Puntland, Shan qof oo ku dhintay dagaal ka dhacay deegaanka Dhabad ee gobolka Galgaduud, Madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay in lasii wadayo hirgelinta nidaamka Federalka, Baarlamaanka Soomaaliya oo ka dooday ansixinta Miisaaniyada 2014, Sanadka dhamaadka ah iyo wuxuu Wariyayaasha Soomaalida uga dhignaa,?

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com