Baahin: Salaasa, Oct 18, Weriye Maxamed C. Kuuriya ~ Daljir ~ Bossaso.
Wasiirada arrimaha dibedda & gaashaandhiga ee Kenya oo Muqdisho kulamo kula yeeshay madaxda dawlada federaalka;
Gen. Ilkajiir, wasiirka arrimaha gudaha ee Puntland oo ka dayriyey dagaal-beeleedyada soo noqnoqda ee ka dhex dhaca beelaha Puntland;
Maxkamada darajada 1-aad ee Garowe oo dil ku xukuntay C/llahi Cabdulle Iimaan oo qirtay in uu ka tirsan yahay Al-shabaab, gaystayna falal dil & dhaawac isugu jira.
FAALLOOYIN & FALCELIN