Baarlamaanka Galmudug oo Fadhigiisu Xirmay Fasaxna Galay

Baarlamaanka Galmudug oo Fadhigiisu Xirmay Fasaxna Galay

Baarlamaanka maamulka Galmudug ayaa maanta waxaa u soo xirmay kalfadhigoodii afraad ee ay yeeshaan tan iyo markii la unkay. Kalfadhigaas baarlamaanka Galmudug waxaa u soo xiray madaxweyne kuxigeenka maamulka Galmudug Maxamed Cabdi Xaashi Carrabey.

Xiritaanka fadhi ka sokowna goluhu waxaa uu galay fasax ku siman illaa 5ta bisha July ee sannadkaan.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa sidaan soo socota warfidiyeenka u sheegay.

  • Guddoomiyaha iyo Madaxweyne Kuxigeenka
  • Guddoomiyaha Baarlamaanka

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com