Shacabka ka soo jeeda maamulka Koonfur Galbeed ee Soomalaiya kuna nool magaalada Garoowe ee Caasimada Puntland ayaa waxa ay baaq udireen Xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed ,iyagoo ka codsaday in ay soo doortaan hogaamiye ka samata bixiya xaalada uu gobolku ku sugan yahay , lana shaqayn kara dowladda Soomaaliya .
Halkan ka dhegayso.
COMMENTS