Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Ansixiyay maanta xeerka xuquuqda Siyaasiyiinta dowladda , dood dheer kadib kulankii maanta ay yesheen.
Xeerkan ayaa waxaa Ansixiyay 167 Xildhibaan oo cod gacan taag ah ku ansixiyay, waxaana ka aamusay 1 Xildhibaan , waxaana diiday 2 Xildhibaan ,sidaasi ayuuna Ansax ku noqday .
Gudoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya ayaana ku dhawaaqay natiijadii codaynta .
COMMENTS