Baarlamaanka Puntland oo Aqbalay mudo kordhinta uu codsaday madaxweyne Deni (daawo)

Baarlamaanka Puntland oo  Aqbalay mudo kordhinta uu codsaday  madaxweyne Deni  (daawo)

Xildhibaanada Baarlamaanka dowladda Puntland ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyay mudo kordhinta uu ka codsaday golaha Shacabka ee ku aadan magacaabista golihiisa wasiirada .

Talaabadan ayaa ah mid uu madaxweyne Deni uu ku doonayo in uu uga fiirsado siduu uu u soo dhisi lahaa gole wasiiro oo tayo leh .

Shacabka Puntland ayaa aad dhagaha ugu taagayay nooca ay noqon doonaan wasiirada uu soo dhiso madaxweyne Deni .

Daawo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com