Baarlamaanka Puntland ayaa u yeeray Hay’ada wadooyinka Puntland, gudiga dhismaha jidka Ceeldaahir iyo Ceerigaabo iyo wasaarada hawlaha guud iyo gaadiidka ee Puntland si su’aalo looga waydiiyo kharashka ku baxay dhismaha wadada iyo sababta ay hakad ugu jirto mudo 8 bilood ah.
wariye Khadar Cawl ayaa soo jeedinaya.
Dhegayso.
COMMENTS