Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta cod aqlabiyad ah waxa ay ku ansixiyeen sharciga ajanda yaasha caafimaadka Qaranka Soomaaliyed.
158 mudane ayaa ogolaatay sharcigan, manajirin cid diiday ama ka aamustay.
Wasiirka Caafimaadka dowladda Soomaaliya ayaa Xildhibaanada uga mahad celisay sida wanaagsan oo ay sharcigan umeel mariyeen.
COMMENTS