BAASABOORKA MAREYKANKA MA LAGAALA LAABAN KARAA HADDII AAD KA HORTIMAADO SIYAASADDA ISRAA’IIL?

BAASABOORKA MAREYKANKA MA LAGAALA LAABAN KARAA HADDII AAD KA HORTIMAADO SIYAASADDA ISRAA’IIL?

BAASABOORKA MAREYKANKA MA LAGAALA LAABAN KARAA HADDII AAD KA HORTIMAADO SIYAASADDA ISRAA’IIL?

Sida ay qorayaan warbaahinta Mareykanka, sharci ayaa la horkeenayaa baarlamaanka Mareykanka kaas oo u oggolaanaya Wasiirka Arrimaha Dibadda Marco Rubio inuu kala laabto baasaboorada muwaadiniinta Mareykanka haddii ay dhaleeceeyaan Israa’iil.
Xildhibaan Brian Mast oo laga soo doorto gobolka Florida ayaa riixaya sharcigan oo loo adeegsan doono si muwaadiniinta Mareykanka loogu diido qaadashada baasaboorka ay xaqa ay u leeyihiin haddii ay dhaleeceeyaan Israa’iil.

Xildhibaan Brian Mast waa isla xildhibaanka riixaya kala qaybinta Soomaaliya asaga oo Somaliland aqoonsi u raadinaya, si cadna u sheegay in danta Israa’iil ay ku jirto Somaliland oo aqoonsi hesha. Xildhibaanka ayaa badi aqalka Barlamaanka Mareykanka yimaada asaga oo ku labisan dharka ciidamada Israa’iil.

> Daljir Media

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com