Badhan: Guddoomiyahha gobolka Sanaag mudane Siciid Axmed Jaamac (Badmaax) ayaa guddi u magcaabay u qareeemidda iyo dhismaha jeelka (Xabsiga) Badhan.
Guddidan ayaa ka kooban 9 xubnood oo isugu jira daljoog iyo qurbaoog oo kala ah:
1.Cabdalle Aadan Cabdi.
2. Faaduma Axmed Dhahar.
3.Maxamuud Faarax Cismaan.
4. Maxamed Siciid Faarax
5. Maxamed Cumar Bulqaas.
6. Maxamed Siciid Cali.
7. Maxamed Ibraahim Giigaroor.
8. Daahir Maxamed Aw-cabdalle.
9. C/risaaq Shire Ciise.
Akhriso.

COMMENTS