Badowga Puntland ku dhawaaqday dhaqangal ma noqon doonaa? (dhegayso)

Badowga Puntland ku dhawaaqday dhaqangal ma noqon doonaa? (dhegayso)

Xukuumadda Puntland ayaa si rasmiya ugu dhawaaqday, in gebi ahaanba bandow lagu soo rogay isu-socodka dadka iyo gaadiidka dhammaan magaalooyinka Puntland, laga bilaabo lixda makhribnimo ilaa iyo shanta subaxnimo ee wakhtiga Salaadda Subax, si looga hortago cudurka Coronavirus.

Hadaba maxay ka dhigan yihiin Go’aamada ay soo saartay Dalwlada Puntland ,malaga yaabaa se in joojinta isu socodka gaadiidka iyo dadka ay ka dhalato saamayn dhaqaale.

Su’aalahaa iyo kuwo kale waxa aanu wax ka weydiiney aqoon yahan Cabdulqaadir Cali Saleebaan Camo oo Falanqeeya arrimaha siyaasata .

Xaawo Axmed Maxmed ayaa waraysatay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com