Wararka naga soo gaaraya degmada Balcad ee gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in weerar gaadmo ah lagu laayay ciidamo milatari ah.
Wararka ayaa sheegaya in ugu yaraan toban ka tirsan ciidamada milatarig la diley kadib markii weerar gaadmo ah lagu qaaday kolonyo baabuur ah oo ay la socdeen.
Sidoo kale waxaa la sheegay in weerarkan lagu gubay baabuur nooca dagaalka ah oo u soo gurmaday ciidamdan dowllada.
COMMENTS