Degmada Jariiban ee Gobalka Mudug Waxaa maantay ka Dhacay Banaanbax weyn Kasoo ay Soo agaasimeen haweenka degmada ayagoo cabasho ka muujinaya sannad iyo bar in dowladda soo dhisi wayday maamulkii degmadda iyo xarumihii dawladda oo u xiran maleeshiyo Beeleedyo sida xafiisyaddii dowladda hoose iyo isbitaalkii guud ee degmadda iyagoona Codsanayay soo Dhisida Maamulka Degmada .
Banaan baxa ayaa imaanaya xilli saaka Degmada jariiban gabar ay umul raacday kadib markii isbitalka Degmada Maleeshiyo hubaysani Xiratay .
COMMENTS