Magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar ayaa saaka waxaa ka dhacay banaanbax ballaaran oo shacabka kunool magaaladaasi ay kaga soo horjeedaan kala gurista iyo diidmada lacagta shilling Soomaaliga ah.
DHEGAYSO
COMMENTS