Bandarbayla: Dad ku xanuunsaday kaluun soo cariyay (daawo)

Bandarbayla: Dad ku xanuunsaday kaluun soo cariyay (daawo)

Dad farabadan ayaa ku xanuunsaday kaluun ka soo caariyay xeebaha Puntland sida degmooyinka Eyl, Xaafuun ,iyo Bandar Bayla.
dadka ayaa marka ay kaluunka nooca tabadinka ah ay cuneen caloosha laga qabtay.

Hadab si aan arimahaasi faah faafin uga helno waxaan kawaraysanay guddoomiyaha degmada Bandar bayla Siciid Anteeno, ugu horeen waxa uu ka hadlayaa Maraakiibta Jariifka ah ee kujira xeebta degmada.

wariye Xasan Heykal ayuu uwaramay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com