Bangiga Adduunka Oo dowlada somalia u balan qaaday inay Ka Taageerayan Dib U Hebeynta Tamarta Iyo Kheyraadka Biyaha

Bangiga Adduunka Oo dowlada somalia u balan qaaday inay  Ka Taageerayan  Dib U Hebeynta Tamarta Iyo Kheyraadka Biyaha

Bangiga Adduunka Oo Xukuumada Ka Taageeraya Dib U Hebeynta Tamarta Iyo Kheyraadka Biyaha

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Jama Taqal ayaa la kulmay madaxa Bangiga Adduunka ee Soomaaliya Kristina Svensson.

Wasiirka ayaa madaxa Bangiga Adduunka ee Soomaaliya ugu warbixiyay dadaallada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ay ugu jirto sidii shacabka Soomaaliyeed loogu heli lahaa tamar jaban iyo adeegyo biyo hufan oo waara.

Kulanka ay wada qateen Wasiir Jama Taqal iyo madaxa Bangiga Adduunka ee Soomaaliya ayaa udub dhaxaad u noqon doona Mashaariicda Socda ee uu Bangigga Adduunka ka taageero Soomaaliya iyo sidii loo fududeyn lahaa horumaradaas.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com