Maamulayaasha Bangiyada dalka Lubnaan ayaa Warbaahinta u sheegay maanta in beri oo khamiis ah ay furidoonaan Bangiyada oo xirnaa mudo 13 maalmood ah kadib markii dalkaasi ay ka dhaceen dibad baxyo balaaran oo looga soo horjeeday xukuumada.
Dahaqaalaha dalka Lubnaan ayaa hoose udcay,waxayna sababtay in ay shaqola’aan ay noqdaan kumanaan dhalinyaro ah.
Ra’iisul Wasaarihii dalkaasi Xariir, ayaa talaadadii iscasilay kadbi markii uu arkay in xaalada dhaqaale ee dalka uu ka hooseeyo halkii uu joogay 30 sano kahor.
Diiwaanka wararka.
Radio Daljir.
COMMENTS