Magaaladda Garoowe waxaa lagu qabtay kulan ay ku daah furaysay Salaam Bank ,Addeegyo cusub oo ay soo kordhiyeen .
Addeeg-yadaas ayaa waxaa ay kala yihiin Visa Card iyo Account to Account.
Masuuliyiin ka socday gollayaasha dawladda ayaa ka qayb-galay iyo maamulka Salaam Bank .
Xaawa Axmed Maxamed ayaa warbixintaan ka diyaarisay .
FAALLOOYIN & FALCELIN