In ka badan 500 Qoys oo kunool Kaamka Khyare ee Magaalada Caabudwaaq oo aan haysan hoy iyo agab kale oo ay ka galaan dhibicda iyo dhaxanta roobka iyo qoraxda ayaa ka codsaday dowladda Soomaaliya iyo ururada ka shaqeeya samafalka inay u soo gurmadaan.
WARBIXIN AYAANLE CABDULQAADIR
COMMENTS
Run Ahaantii Aad Ban uga xumahy
In ka badan 500 Qoys oo kunool Kaamka Khyare ee Magaalada Caabudwaaq oo aan haysan hoy iyo agab kale oo ay ka galaan dhibicda iyodhaxanta roobka iyo qoraxda
Maamulka galmudug iyow dowlada somalia waa inay tuxgalis
0907412301