Boqolaal kamid ah barkacayaasha kunool kaamamka kuyaal duleedka magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxa ay ka cabanayaan korukaca kuyimid qiimaha badeecooyinka kala duwan, barafka, biyaha iyo isbedbedelka lacagta shillinka Soomaaliga.
DHEGAYSO
COMMENTS