Roobkii gu,ga ee ka da,ay gobolka Bari gaar ahaan magaalada Bosaaso ayaa waxa uu saameen ku yeeshay dadka danyarta ah ee dagan kaamamka magaalada.
Qoysaskan ayaa ku nool guryo ka sasmaysan kartoomo iyo jiingado oo aan u adkaysan karin biyaha roobka iyo dabaysha.
Guddoomiyaha barakacayaasha Bosaaso Xasan Faarax Xasan Layli ayaa Daljir uga waramay xaalada dadkaasi ay ku sugan yihiin iyo khasaaraha soo gaaray.
COMMENTS