Barakacayaasha Cabudwaaq oo Dalbaday in la Caawiyo (dhegayso)

Barakacayaasha Cabudwaaq oo Dalbaday in la Caawiyo (dhegayso)

Iyadoo laguda galay Xilli Roobaadka waxaa Barakacayaasha ku nool
Caabudwaaq ee degan xeryaha looso barakacay ay xilligaan dalbanayaan
in lasoo caawiyo.

Ayaanle Cabdullaahi jaamac ayaa booqday qaar kamid ah Kaamamka
Caabudwaaq kadibna warbixintaan ayuu kasoo diray.

Audio Player
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com