Wasaarada arimaha Gudaha iyo dowladda Hoose ee Puntland ayaa maanta graowe kuso bandhigay xog aruurin iyo tira koob lagu sameyeey barakaacaasya dagan magaaladda Garowe ee casimadda Puntland.
In ka badan oo barakacaayl ah ayeey wasaaaradu sheegtay inay ku noolyihiin Kamamka kuyaal magaladda Garowe ee caasimadda Puntland ,wasaarada ayaa howshan bilowday 2016 kii.
DHEGEYSO
COMMENTS