Baran oo laga hirgaliyeey Xarunta khilaafadka (Daawo)

Baran oo laga hirgaliyeey Xarunta khilaafadka (Daawo)

Haddii horay odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed khilaafaadka ku xalin jireen geed hoostiisa sida dhaqanka uu ahaa, Baran waxaa ku taala xafiis dhaqan oo la mid ah kii geedka hoostiisa oo lagu xaliyo khilaafaadka,qabtayna shaqooyinka garsoorka.

Magaalada Baran waxaa ku yaala xafiis odayaasha dahqanka ay ku xaliyaan khilaafaadka , kaasi oo lagu xaliyo xeerka dhaqanka Soomaaliyeed iyo shareecada Islaamka, Soomaaliduse waxay dhaqan soo jireen ah ay u lahayd in khilaafaadka lagu xaliyo golle dhaqan oo geed hoostiisa ah.

haddaba Caaqil Siciid Faarax Xirsi waxaa uu ka mid yahay odayaasha dhaqanka ee xafiiskan ku shaqeeya, warbaahinta Dalnir ayuu uga waramay shaqada xafiiskan

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com