Bareeda, GARDAFUU, oo weli go’doon ku jirta (dhegayso)

Bareeda, GARDAFUU, oo weli go’doon ku jirta (dhegayso)

Weli waxaa go’an waddooyinka gobolka Gardafuu, degmada Bareeda oo ka mid ah degmooyinka gobolkaasi ayaa kamid ah meelaha weli go’doonsan. Ma jirto illaa iyo hadda gargaar la gaarsiiyey shacabka ku noolka Degmada Bareeda.

Abshir Axmed Maxamad Carraale oo ah Guddoomiyaha degmada Bareeda ayaa xaaladda guud ee degmada uga warramay weriye Cabdiraxmaan Xudeyfi, Daljir Boosaaso.

Hoos ka dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com