Baarlamanka dowladda Puntland oo kulanka ku yeeshay xaruntooda magaalada Garoowe ayaa si buuxda u taageeeray go’aankii xukuudda Puntland ay ka qaadatay duullaanka Somaliland, kuna qabsatay degaanka Tukaraq ee gobolka Sool, awalna ugu haysatey magaalada Laascaanood.
War-saxaafadeed uu ku saxiixanyahay Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland ayey Guddigu ku taageereen qorshaha Xukuumadda ee ah in Puntland ay difaacato degaannadeeda oo ay ka mid tahay Tukaraq.
hoos ka akhriso
COMMENTS