Xildhibaan Burhaan Aadan Aw Cabdi oo ka mid ah xildhibaanada Baarlamaanka Puntland ayaa ka hadlay dhibaatooyin soo food saaray dadka xoolo dhaqatada ah ee ku sugan miyiga tuulooyinka Puntland.
Mudane Burhaan ayaa sheegay inuu jiro barnaamij balaaran oo dadka xoolo dhaqatada ah ee Puntland looga soo barakicinayo deegaanadoodii ,isla markaan loogu sheegay in la siinayo mu caawimo si loo dhaafiyo xoolaha ay dhaqdaan .
Wariyaheena Axmed Sheekeeye oo Daljir Garoowe jooga ayuu u waramay .
COMMENTS