Barlamaanka Puntland oo maanta Ansixiyeey Xeerka Maalgashiga (dhegayso)

Barlamaanka Puntland oo maanta Ansixiyeey Xeerka Maalgashiga (dhegayso)

Barlamaanka Puntland oo kujira Kalfadhigoodii caadiga ahaa ayaa maanta kulankoodi ku meel mariyey Xeerka Maalgashiga Puntland ,waxaana goobta kalfadhiga xaadir ku ahaa inta Badan mudanayaasha Barlamaanka Puntland.

Wariye Cabdixakiin Xuseen Xasan ayaa Warbixintan Garoowe kaso diray

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com