Deegaanada Puntland waxaa sanadihii ugu danbeeyay si weyn looga dareemayay hoos-u-dhac dhaqaale kaasoo saamayn ku yeeshay deegaanka, lana dareemay saamaynta dhanka nolosha arintaasi ay ku keentay.
Hadaba barnaamij gaar ah oo aynu ku eegayno hoos-u-dhaca dhaqaale iyo sida dhaqaalaha dib loogu soo noolayn karo, waxaa xarunta daljir ee Gaalkacyo ka soo jeedinaya C/fitaax Cumar Geeddi.
COMMENTS