Barnaamij Gaar ah kusaabsan la Wareegitaanka Maamulka Hawadda ee DFS la wareegtay (dhegayso)

Barnaamij Gaar ah kusaabsan la Wareegitaanka Maamulka Hawadda ee DFS la wareegtay (dhegayso)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa ka qeyb galay Munaasabada daah furka xarunta qalabka Hawada Soomaaliya.

Munaasabadan ayaa waxaa ka qeyb galay Madaxweynaha Soomaaliya, xubno ka tirsan Golaha Wasiirada, Xildhibaano Labada Gole ee Dowladda Federaalka ka tirsan, Saraakiil Ciidan iyo masuuliyiin kale.

Hadaba Barnaamij gaar ah ayaan idin ka diyaarinay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com