Barnaamijka Muuqaalka Bulshada, Doorashada Soomaaliya 2020-2021? (dhegayso)

Barnaamijka Muuqaalka Bulshada, Doorashada Soomaaliya 2020-2021? (dhegayso)

Muuqaalka Bulshada waa barnaamij maalinle ah oo aan ku falaanqeyno hadba mowduuca maalinkaas taagan. Waxa aan bulshada ka dhegaysanaa dhibka haysta, hammigooda dad iyo dal, kooda ammaan iyo doorka dowladeed ee bulshadu ka sugayso in ay dowladdu la shir timaado.

Ka qaybqaado Muuqaalka Bulshada oo nala qaybso dhaliil iyo waana wixii aad bulshadaada iyo dowladaadaba u hayso.

Maanta barnaamijka waxa uu ku saabsan yahay Soomaaliya ma ka dhici kartaa doorasho qof iyo cod ah sanadka 2020-2021ka iyo khilaafka dowladda iyo maamul goboleedyada.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com