Barnaamijka Muuqaalka Bulshada, Xiisada Iiraan iyo Mareykanka (dhegayso)

Barnaamijka Muuqaalka Bulshada, Xiisada Iiraan iyo Mareykanka (dhegayso)

Muuqaalka Bulshada waa barnaamij maalinle ah oo aan ku falaanqeyno hadba mowduuca maalinkaas taagan. Waxa aan bulshada ka dhegaysanaa dhibka haysta, hammigooda dad iyo dal, kooda ammaan iyo doorka dowladeed ee bulshadu ka sugayso in ay dowladdu la shir timaado.

Ka qaybqaado Muuqaalka Bulshada oo nala qaybso dhaliil iyo waana wixii aad bulshadaada iyo dowladaadaba u hayso.

Maanta barnaamjka waxa uu ku saabsan yahay xiisada ka dhextaagan waddamada Iiraan iyo Mareynaka oo qarka usaaran dagaal ka dhaca Bariga Dhexe. iyo ka bixitaanka Iiraan ee heshiiskii hubka wax gumaada.

barnaamijka waxaa soo saaray wariye Xasan nHeykal, waxaana soo jeedinaysa Hodan Sulub Diini.
Dhegayso.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com