Nabadoon ibraahim Maxamed ciise oo Kamid ah Beerayda Degaanka Qow ee Gobalka Bari oo Waraysi siyeey Radio daljir ayaa sheegay inay ka cabanayaan siraarka wax lagu beero,isago sheegay in dhibaatooyin baddan ay kala kulmeen,
Dhinaca kale wuxuu ka hadlay dadka dulsaarka kunoqday ee beerlayda ah,kuwaas oo uu sheegay in haysan dadkaas wax siir ,ah isago wasaradda Beeraha ee Puntland ugu baaqay inay Arrimahan Qow soo fargaliso.
Wariye Faadumo degan oo Daljir Boosaaso joogta ayuu u waramay
COMMENTS
Dalaga bera oo biyeya dadala rer puntland now