Beeralayda deegaanka Qow ee gobolka Bari ayaa ka cabanaya qiima jab ku yimid Yaanyadii ka soo bixi jirtay Beeraha deegaanka kadib markii ay suuqa soo gashay Yaanyada ka timaada dalka Itoobiya,taas oo saamayn xoogan ku yeelatay.
C/qani Xasan waa Gudoomiyaha Beeralayda deegaanka Qow Radio daljir ayu waraysi siyeey isago ka hadlay Arrimaha Beeraha iyo suuqa oo ku xumaaday, waxa uu arimahaasi uga waramay wariye Xasan Heykal oo ugu horayn waydiyay xaalada wax soo saar ee deegaanka sida ay tahay.
COMMENTS