Beeraleyda Puntland oo Farriin u Dirtay Wasaaradda Beeraha Soomaaliya (dhegayso)

Beeraleyda Puntland oo Farriin u Dirtay Wasaaradda Beeraha Soomaaliya (dhegayso)

Gudoomiyaha iskaashatada beeralayda Puntland Cabdicasiis Ismaaciil Garaad oo waraysi siinayey Idaacadd Daljir ayaa ugu baaqay wasaaradda beeraha Soomaaliya in Puntland ay siiso wixii ay kuleeyihiin deeqaha lagu helo magaca beeraha Soomaaliyan iyo horumarinta guud.

DHEGAYSO

Audio Player
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com