Beesha Caalamka oo war cusub kasoo saartay dhibaatada ka taagan laas-caanood

Beesha Caalamka oo war cusub kasoo saartay dhibaatada ka taagan laas-caanood

Iyada oo weli magaalada laas-caanood ee Xarunta Gobolka Sool ay ka taagan tahay xiisad ka dhalatay bannaanbaxyada rabshadaha wata ay dhigayaan dadka Shacabka ah ayaa waxaa ka hadlay Beesha Caalamka.

“Saaxiibada Beesha caalamka* ayaa ka walaacsan rabshadaha Laascaanood ee sababay dhimashada iyo dhaawaca dad rayid ah. Ka hortagga rabshadaha iyo xaqiijinta ilaalinta dadka rayidka ah ayaa ugu muhiimsan.

Waxaan ku baaqaynaa xasillooni iyo is-xakameyn. Xiisadaha waa in lagu xalliyaa isdajin iyo wadahadal.

Somaliland ayaa xakameyn la’ banaanbaxyada ks socda Magaalada laas-caaniod, balse taas bedelkeeda ay Ciidamadu dadka u adeegsanata rasaas, waxaana dhimasho iyo dhaawac ku noqday dad badan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com