Waxgaradka beesha Dishiishle oo kulan kuyeelatay Magaalada Bosaaso ayaa waxa ay kaga hadleen Cadaal daro ay ka tirsanayaan dowlada Puntland oo kusaabsan nidaamka Awood qaybsiga beelaha dagan Puntland, Xasan Heykal.
DHEGAYSO
COMMENTS