Bilayska Gobolka Nugaal oo Taliye Cusub Loo Magacaabay (Akhriso)

Bilayska Gobolka Nugaal oo Taliye Cusub Loo Magacaabay (Akhriso)

Taliye ku-xigeenka ciidanka booliska Puntland ayaa Gaashaanle Sare Faarax Warsame Cabdiraxmaan u magacaabay taliyaha qaybta booliska gobolka Nugaal, isagoona xilkaasi ka qaaday Gaashaanle Sare Cabdirashiid Maxamuud Aw-Xuseen.

AKHRISO

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com