Waxqabadkii ugu horeeyey ee madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, waxa uu ahaa dhismaha Buundada Middi_gar ee duleedka deegaanka Sin_ujiif ee gobolka Nugaal oo daadad xoogan oo dooxada Nugaal qulqulayey ay gooyeen.
Dhismaha buundadaasi waxaa ku baxay lacag ka badan 3 Million oo dollarka Maraykanka oo ay bixiyeen dowladda iyo shacabka Puntland, haddaba muddo kadib maanta waa sidee, waa sidii lagu dhisay adna nala daawo muuqaalkii ugu dambeeyey.
DAAWO
Buundada #Middi_gar Waxaa Sameeyey #Puntland.Waa Sidee Saddex Sano Kadib markii la dhammeeyey.Fadlan Faafi#Share
Posted by Dal-Joog Filmsᴴᴰ on Friday, June 30, 2017
COMMENTS