Bisha Shawaal oo laga Arkay degaano katirsan Gobalka Cayn (dhegayso)

Bisha Shawaal oo laga Arkay degaano katirsan Gobalka Cayn (dhegayso)

Bilashada bisha Shawaal ayaa laga arkay dhawr meelood oo ka tirsan gobolka Cayn iyadoo culimadu xaqiijiyeen in dad lagu kalsoon yahay arkeen sidaasna ku iclaamiyeen in beri ay tahay maalin ciid ah.

Deegaanka Gol-jano ayaa waxaa ka aragtay14 qof iyadoo ay kamid yihiin, mu’adinkii masaajidka Goljano, Macalin quraan iyo masuuliyiin kale oo lagu kalsoonaan karo.

Sh Cabdishaafi Axmed Cali oo kamid ah culimada gobolka Cayn ayaa Radio Daljir arintaasi u xaqiijiyey

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com