Biyo la’aan ba’an oo ka jirta Jigjiga

Biyo la’aan ba’an oo ka jirta Jigjiga

Jigjiga iyo labaatankeeda xaafadood waxaa mar kale soo foodsaaray biyo la’aan baahsan, timidna kaddib markii uu gudhay biyoxidheenkii weynaa ee duleedka Jigjiga. Biyoxidheenka ayaa looga dhaaminjiray Jigjiga iyo tuulooyinka nawaaxigeeda oo ceelashooda biyuhu aan wax dayactir ah lagu samaynin muddo kor u dhaafeysa labo sannadood.

Biyo la’aantan Jigjiga ayaa ah saameyn daran ku yeelatay guud ahaanba Jigjiga iyo deegaanada ka agdhow.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

Jigjiga

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com