Guddoomiyaha gobolka Gardafuu Puntland Maxamud Axmed Caynab oo waraysi siiyay warbaahinta Daljir ayaa sheegay abaar raagtay inay kajirto gobolka oo dhaqaalihiisa ku tiirsanyahay kalluumaysiga iyo maydiga.
Waxaa uu sheegay ceelashii biyaha inay xumaadeen, halka roobkii la filayay uusan wali da’in.
COMMENTS