Biyoxidheenka ugu mug iyo baaxadda weynaa DDS, kuna yaal duleedka Jigjiga, ayaa gudhay oo hadda biyo ka qalalan. Biyoxidheenkan waxaa dhisay gumaystihii Talyaaniga xilligii uu joogay qaybo kamid ah dalka itoobiya iyo deegaanka Soomaalida.
Biyoxidheenkan ayaa waxaa si gaar ah uga faa’iideysan jirey oo noloshoodu aad ugu xirneyd shacabka xoolodhaqata ah iyo waliba beeralayda deegaanka.
Biyoxidheenka oo looga dhaamiyo guud ahaan magaalada Jigjiga iyo nawaaxigeeda ayaa hadda waxa uu sababay iyo dadka deegaanka ay la soo daristo xaalad adag oo biyo la’aan ah. Ma jiro gurmad ama qorshe dowladeed oo illaa iyo hadda shacabka laga wargaliyey.
Diiwaanka wararka
Radio Daljir
Jigjiga
COMMENTS