Rabshado iyo boob ayaa kadhacay magaalada Addis ababa ee xarunta dalka Itoobiya.
Wakaaladda wararka reuters ayaa sheegtay 23qof inay ku geeriyoodeen dagaal labadii maalmood ee lasoo dhaafay kadhacay Addisababa, dad kasoo jeeda qowiyadda Oromada ayaa faasas ku weeraray goobo ganacsi oo ku yaala magaalada Addisababa oo kasoo jeeda qowmiyadaha tirada yar ee dalkaasi.
Rabshadahan ayaa saamayn ku keenay ganacsiga magaalada Addisababa qaybo ka mid ah, waxaana ay ay kusoo beegmaysaa xilli hogamiyihii jamhadda Oromada uu ku gaaray Addisababa.
COMMENTS