Booliska Gobolka Banaadir oo xiray Nin jaray Geed kuyaalla Muqdisho

Booliska Gobolka Banaadir oo xiray Nin jaray Geed kuyaalla Muqdisho

Ciidanka Booliska Soomaaliyeed gaar ahaan Saldhigga Booliska Dagmada Deyniile ayaa Xansiga dhigay Eedaysane Cabdiqani Daahir Shire oo si bareer ah cagaf ugu jaray geedo waaweyn oo ku yaala xaafada gubta ee Degmada Deyniile.

Qoraal kasoo baxay Booliska Gobolka Banaadir ayaa waxaa lagu sheegay in la horgeydoono Maxammada Awooda uleh.

Sidoo kale Booliska ayaa sheegay in looga digayo muwaadiniinta Soomaaliyeed in ay ka fogaadaan xaalufinta geedaha nacfiga uleh deegaanka iyo adamaha.

Dhinaca kale Wasaaradda degaanka iyo Isbedelka Cimilada ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa Ciidamada Booliska ku bogaadisay tallaabada xariga ah, iyaga oo dadka uga digtay jarista Dhirta.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com