Boosaaso xukun dil ah ku fuliyey Maxamed Abshir Muuse oo lagu helay dilkii guddoomiye ku xigeenkii maamulka iyo maaliyadda jaamacadda Bariga Afrika

Boosaaso xukun dil ah ku fuliyey Maxamed Abshir Muuse oo lagu helay dilkii guddoomiye ku xigeenkii maamulka iyo maaliyadda jaamacadda Bariga Afrika

Maxkamadda Darajada-koowaad ee Gobolka Bari ayaa maanta xukun dil ah ku fulisay Maxamed Abshir Muuse [Bidix] oo 29-kii July 2024 Magaalada Boosaaso ku dilay Eebe ha u naxariistee Khaalid Cali Khaalid Awmuuse, guddoomiye ku-xigeenkii maamulka iyo maaliyadda Jaamacadda Bariga Afrika

Alle ha u naxariisto labadoodaba waxa ay ka wada tirsanaayeen isla jaamacadda Bariga Afrika.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com