Maxkamada Darajada 1-aad ee gobalka Bari ayaa xukun ku ridday 5-dhalinyara ah oo lagu eedeyeey inay dhibatayeen qoys danyar ah.
4-kamid ah ayaa lagu xukumay min 5-sano oo xarig ah & Afar kun oo dollar oo ganax ah ,halka midka shanaad lagu xukumay 6-sano oo xarig ah.
COMMENTS