Boqor Burhaan oo ku soo wajahan Bosaso

Boqor Burhaan oo ku soo wajahan  Bosaso

Diyaar garow ku aadan soo dhaweynta boqorka beelaha Daarood boqor Burhana Boqor Muuse ayaa laga dareemayaa magaalada Bosaso ee xarunta gobolka Bari.

Boqorka ayaa soo gaari doona magaalada Bosaso maalinta berri ah, iyadoo mudooyinkan uu boqorka socdaal iyo kulamo kale duwan uu la qaadanayey bulshada Soomaaliyeed ee ku nool dunida.

Soo dhaweynta boqorka ayaa lagu wadaa in ay ka qeyb qaataan maamulka gobolka bari, kan degmada bosaso iyo bulshada qeybaheeda kale duwan.

Diiwaanka wararka.
Radio Daljir.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com