Qaraxan ayaa ahaa miino dhulka lagu sii aasay xalay, waxaana u suurta gashay ciidamada amniga in ay fashiliyaan.
qaraxan ayaa loogu talagalay in la qarxiyo marka ay dadka suuqa u soo adeeg doontaan.
mamaulka gobolka bari ayaa ku eedeeyay qaraxan in ay ka dambeeyeen kooxda Daacish.
Dhegayso.
COMMENTS